Akhriso : Qodobbada Mugdiga badan Ku Jiro ee Sharciga Doorashada Qaranka !!

Mar haddii uu aqalka sare u saarey guddi 7 xubin ah oo ka shaqeynaya sharciga doorashada, waxaa xusid mudan in golaha shacabka ay meelmariyeen sharci aan la turxaan bixin! Goobjoog ayaa ogaatey qodobbo mugdi ku jira oo si gaar ah loola wadaagey guddoonka golaha shacabka iyo hey’ado kale balse aaney waxbo ka qaban. Qodobbada Waxaa … Continue reading Akhriso : Qodobbada Mugdiga badan Ku Jiro ee Sharciga Doorashada Qaranka !!